Daawo khudbad uu Ibliis ka jeedin doono Naarta iyo Suuratu Ibraahim sideey uga hadashay ?
Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa'idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada