Daawo Weriye HCTV Ka Tirsan oo Ka Xanaajiyey qaar ka mid ah wasiiradda silanyo oo Waydiiyey sababta ay Uga Aamusanyihiin Tv-gooda Hawada laga saaray iyo Weriyaha Itoobiya Afduubatay.

0
Sunday June 26, 2016 - 04:16:36 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 1544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Weriye HCTV Ka Tirsan oo Ka Xanaajiyey qaar ka mid ah wasiiradda silanyo oo Waydiiyey sababta ay Uga Aamusanyihiin Tv-gooda Hawada laga saaray iyo Weriyaha Itoobiya Afduubatay.

    Wasiiradda Arrimaha Gudaha Somaliland iyo warfaafinta ayaa markii ugu horaysay ay saxafaddu fursad ugu heshay in ay wax ka waydiiso arrimo xaasaasi ah oo ka dhex taagan somaliland Iyo Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiradda Arrimaha Gudaha Somaliland iyo warfaafinta ayaa markii ugu horaysay ay saxafaddu fursad ugu heshay in ay wax ka waydiiso arrimo xaasaasi ah oo ka dhex taagan somaliland Iyo Itoobiya. Weriye HCTV ka Tirsan ayaa waydiiyey labadan wasiir Ee Cali Waran Cadde Iyo Wasiir Cadaani sababta ay uga hadli waayeen Weriyaha HCTV Gabilay uga soo warami jiray ee ay Itoobiya Afduubatay iyo Hawada ka saaristii Tv-ga,madama looga bartay in marka ay somalia u jawaabayaan ay saf u galaan oo ay deg deg ugu jawaaban.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates