Daawo Nin Soomaliyeed oo Xaaskiisu ku gubtay Nairobi oo lagu sheegay inuu Dhintay, oo Xaaladiisa ka Warbixiyey.

0
Friday August 05, 2016 - 18:05:50 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 8893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Nin Soomaliyeed oo Xaaskiisu ku gubtay Nairobi oo lagu sheegay inuu Dhintay, oo Xaaladiisa ka Warbixiyey.

    Daahir Tuure Caddow oo ah Nin Soomaaliyeed ayaa maalin dhowayd ay Xaaskiisa ku gubtay magaalada Nairobi iyadoo ku shubtay Saliid Kulul, ayaa dadka qaar ay Baraha Bulshada ku baahiyeen inuu Geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daahir Tuure Caddow oo ah Nin Soomaaliyeed ayaa maalin dhowayd ay Xaaskiisa ku gubtay magaalada Nairobi iyadoo ku shubtay Saliid Kulul, ayaa dadka qaar ay Baraha Bulshada ku baahiyeen inuu Geeriyooday. Hadaba maanta oo Jimce ah, ayaa waxaa Daahir lagu Booqday Cisbitaalka uu ku JiroNairobi Hospital, Wuxuuna ka Warbixiyey xaaladiisa iyo Warka Murugada badan ee laga Faafiyey.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates