|
||||||
SOMALILAND: Haayadaha Amaanka Oo Diiradda ku haya, Masuul Looga Shaki San yahay Fulinta Falal Argagixiso,
SOMALILAND: Haayadaha Amaanka Oo Diiradda ku haya, Masuul Looga Shaki San yahay Fulinta Falal Argagixiso,
Warbaahinta somalilanders, ayaa helaysa xogo iyo warar sheegaya in ciidamada amaanka ee Somaliland si weyn diirada ugu hayaan wasiirkii hore ee arimaha gudaha somaliland Maxamed Nuur DUUR, oo lagu tuhunsan yahay in uu xidhiidh la leeyahay ururo argagixiso lagana cabsi qabo in uu fududeeyo weeraro ay Somaliland ka geys-taan,
Xubno ka tirsan haayadaha amaanka ayaa warbaahinta Waagacusub, iyo somalilander usoo dusiyay xogo ku aadan tuhunada soo galay masuulkani iyo in maalmihii udambeeyay diiradu saarayd dhaqdhaqaaq-yadiisa,
geesta kale wararku waxay sheegaan in Mr duur qudhiisu ka warhelay in wardoonkuu raad gurayo safaro raad gadasho ahna oo si isdaba jooga ah Jabuuti ugu baxay hase yeeshe waxa jira xogo iftiiminaya xidhiidho hoose oo masuulkani la leeyahay culimada hargeysa siiba kuwa hore loola xidhiidhiyay alqaacidada somalida ee SHABAAB,
Xogaha arintan kasoo kordha La Soco
Leave a comment |
|
Nagala soo xiriir: [email protected] |
Copyright © 2009 - 2025 Somalilanders.com All Rights Reserved. |