Daawo Gudoomiye Cirro oo Hadal ka cadhaysiiyay Taageerayaashiisa ka yidhi 18 May.

0
Wednesday May 18, 2016 - 00:43:58 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 1834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Gudoomiye Cirro oo Hadal ka cadhaysiiyay Taageerayaashiisa ka yidhi 18 May.

    Gudoomiyaha Xisbiga wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay maalinta 26-ka June iyo 18-ka may oo murankeedu baryahan soo ifbaxayay mida somaliland noqonaysa maalinteeda qaran.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga wadani Cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay maalinta 26-ka June iyo 18-ka may oo murankeedu baryahan soo ifbaxayay mida somaliland noqonaysa maalinteeda qaran. Gudoomiye cirro ayaa hadalkiisa dad badan oo taageerayaal u ahaa ka cadhoodeen isla markaasina ku eedeeyeen nin dafiray maalintii qaranimada somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates