Topnews:- ilaaladda Xildhibaan Xasan Macalin oo Cadaado ku toogatay nin caana ?

0
Wednesday December 28, 2016 - 10:13:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 16256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- ilaaladda Xildhibaan Xasan Macalin oo Cadaado ku toogatay nin caana ?

    ilaaladda gaarka ah ee Xildhibaan Xasan Macalin ayaa Cadaado ku toogtay nin ka tirsanaay ergadda Ibrahim Mahadale oo kursiga Xildhibaanimadda .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ilaaladda gaarka ah ee Xildhibaan Xasan Macalin ayaa Cadaado ku toogtay nin ka tirsanaay ergadda Ibrahim Mahadale oo kursiga Xildhibaanimadda .

"ilaaladda Xasan Macalin ayaa toogtay Marxuum Cabdullahi Caraale Dilib kadibna Xasan Macalin wuxuu si dhib yar ku qaatay kursigii Ibrahim Mahadale [Ibrahim dheere] iyadoo ergadiisa banaanka loo saaray,halka ninkii ugu muhiimsanaayna la toogtay”sidaas waxaa Waagacusub u sheegay Nabadoonka beesha Abokar Murusade.

Wiilka la dilay waxaa u adeera Wasiir ku xigeenkii Macdanta iyo biyaha xilligii Siyaad Barre Mr Dilib.

Beesha Abokar waxeey u kala baxdaa Codweyne Abokar, Asraafiil Abokar iyo Saciid laakiin 16-kii sano ee la soo dhaafay waxaa kursigga Xildhibaanimo heeystay beesha Codweyne Abokar ee Xasan Macalin iyo Ciise Weheliye Maalin ka dhasheen.

Odayaasha beesha Abokar ayaa horey go’aan ugu qaatay in kursigga sanadkaan la siiyo beesha Saciid Abokar oo u ka dhashay Musharaxa loo xoog sheegtay ee Ibrahim Mahadale.

Xasan Macalin wuxuu Wuxuu Macalin dugsi Quran ka ahaay Southhall London Uk kadibna wuxuu ku biiray siyaasadda kadib markii Seedigiis Yusuf Ceynte oo ahaay gacanta midig ee Sheekh Shariif ku deray Xildhibaanaddii Jibouti ee sanadkii 2009.

Intii uu siyaasadda ku jiray wuxuu Xasan Macalin iibsaday Dugsigii sare ee badda Somalia,waxaana xilligaas la gatay siyaasi u dhahay Dhulbahante Daarood oo lagu magacaabo Cabdikariim Jamac.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates