Gudomiye CIRRO Oo Safar Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Dibadiisa

0
Sunday November 29, 2015 - 18:58:56 in Wararka by Somalinders Website
  • Visits: 2082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiye CIRRO Oo Safar Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Dibadiisa

    Hargeysa(SLD)Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(SLD)Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro

,ayaa maanta safar aan hore loo sii shaacin ugu kicitimay dalka itoobiya.

Safarkan Guddoomiyaha golaha wakiilada somaliland C/ramaan cirro ugu kicitimay dalka itoobiya ayaa ku soo beegmay xili maanta uu si rasmiya u furmay kal fadhigii 29 ee golaha wakiilada somaliland.


Dhanka kale safarkan guddoomiye cirro ugu baxay dalka itoobiya ayaa la sheegay inuu daaran yahay hawlo shaqo,isla markaana uu qaadan doono mudo saddex cisho ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates