|
||||||
Daawo dhalinyaro jilay Riwaayadii ugu qosolka badneed ee guurka iyo jaceylkii 5-ta maalmood
Dhalinyaro reer Hargeysa ah ayaa soo saaray filimkii ugu qosolka badnaay taariikhda ee looga hadlay guurka degdega . Filimkaan xiisaha badan wuxuu sawir foolxumo badan ka bixinayaa guurka degdega ah iyo dhalinta aan qaangaarin .dhinaca kale wuxuu digniin u dirayaa gabdhaha iyo wiilasha sida fudud isku guursado kadibna is uureeya.
Jilayaasha filimka waxaa la moodaa iney yihiin macalimiin horey u soo jilay filimo farabadan. Leave a comment |
|
Nagala soo xiriir: [email protected] |
Copyright © 2009 - 2024 Somalilanders.com All Rights Reserved. |
Daawo dhalinyaro jilay Riwaayadii ugu qosolka badneed ee guurka iyo jaceylkii 5-ta maalmood
Dhalinyaro reer Hargeysa ah ayaa soo saaray filimkii ugu qosolka badnaay taariikhda ee looga hadlay guurka degdega .