Sir Culus -Daawo Dahabshiil oo maalgalisay biyo xidheenka Ethiopia iyo guritaanka Wabigga Shabelle ?

1
Thursday April 07, 2016 - 03:56:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5047
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Sir Culus -Daawo Dahabshiil oo maalgalisay biyo xidheenka Ethiopia iyo guritaanka Wabigga Shabelle ?

    Somalilanders.com - Xawalaadda Dahabshiil ayaa lacag badan ku bixisay Mashruuca Biyo-xidheenka Ethiopia ee loo yaqaan Renaissance Dam of Ethiopia, sida lagu sheegay warbixin uu daabacay website-ka SomalilandPress.com oo uu ciwaan uga dhigay "Da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalilanders.com - Xawalaadda Dahabshiil ayaa lacag badan ku bixisay Mashruuca Biyo-xidheenka Ethiopia ee loo yaqaan Renaissance Dam of Ethiopia, sida lagu sheegay warbixin uu daabacay website-ka SomalilandPress.com oo uu ciwaan uga dhigay "Dahabshiil, Business community invest in Ethiopia Renaissance Dam" tan oo fasirkeedu yahay "Dahabshiil iyo ganacsatada Somaliland waxey maalgashi ku sameeynayaan Biyo Xidheenka Ethiopia".

Waxa uu yidhi, "Dahabshiil ayaa 30,000$ oo Dollar oo dheeraad ah bixisay, si ay u sii xoojiso lacag kale oo dhan 100,000$ oo dollar oo ay ku maalgalisay biyo-xidheenka Ethiopia sanadkii 2012-ka."

SomalilandPress waxa uu yidhi, "Mudadii lagu guda jiray munaasabada waxa ay shirkaddu (Dahabshiil) bixisay ,ku deeqday 20,000 oo dollar oo dheeraad ah, si ay u muujiso niyadsamida ay ku qabto taabagalka mashruucan"

Jeneralka Ethiopia u fadhiya Hargeysa #Berhe_Tesfay ayaa aad u la dhacay deeqsinimada Dahabshiil isaga oo sheegay in uu mashruucu yahay mid aan Ethiopia oo kaliya faa'iido u laheyn ee gobalka oo dhan waxtar u yeelanaya, ayaa lagu yiri war bixinta.

Muxuu Mashruucaan dhibaato iyo sameeyn ku yeeshay Somalia ?

Mashruucaan biya xidheenka Ethiopia wuxuu sababay in Wabigga Shabelle ee Somalia guro maadama biyahii ka imaan jiray buuraha Ethiopia iyo Wabigga Nile la leexiyay .

Kulankaan oo ay ka qeybgaleen Masuuliyiin ka socday Shirkadda Dahabshiil ayaa ka dhacay Sabtigii la soo dhaafay Hotel-ka Mansoor ee Magaaladda Hargeysa.

Dahabshiil, Business community invest in Ethiopia Renaissance Dam

FRONT: Ambassador Berhe Tesfai, Prof. Heiss, General Dollal, Ethiopian Military Attache’

To mark the fifth anniversary of the commencement of construction work on the Renaissance Dam of Ethiopia, an illustrious occasion was held in Hargeisa, on Saturday.As part of the commemoration process business community members in Somaliland once more dipped into their pockets and flocked to fill out forms pledging differing sums for investment on the project.

Dahabshiil on this occasion came up with US$30 000 more to beef up US$100 000 more it put up for investment on the Dam in 2012. During that earlier occasion, the company donated US$20 000 more as a donation and goodwill gesture to signal its confidence in the health and soundness of the proposed project.e2

Opening the Saturday occasion at Maansoor, His Excellency the Ethiopian Ambassador to the Republic of Somaliland, Berhe Tesfai, reminisced on the trepidation and doubts both regional and international authorities showed in an idea they termed as ‘grandiose’ and ‘ultra-ambitious’.

MG_00341"After years of hard work and self-reliance, we have shown the world that dreams can be turned to reality no matter how daunting or ‘grandiose’ they looked on the outside,” Ambassador Tesfai said.

The Ambassador highlighted the many benefits the Dam held not only for Ethiopia but for the whole region on multi-tiered levels such as the overall economy, environment, Fauna and vegetation, Power supply, infrastructure, agriculture, job creation, and so on.

Representing the company, Professor Hassan Heiss, reiterated the company’s confidence in the aggregate output of the project once it is finished and how it would revive business in all its levels in a region that needed an infusion of this kind.

Source: Somalilandpress.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates