Daawo Sir culus Sheekhul beledka Hargeysa oo sheegay in Somaliland noqotay kililka 7-aad ee Ethiopia ?

0
Wednesday April 13, 2016 - 13:03:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 11759
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 6 1
  • Share via Social Media

    Daawo Sir culus Sheekhul beledka Hargeysa oo sheegay in Somaliland noqotay kililka 7-aad ee Ethiopia ?

    Daawo Sheekhul Beledka Hargeysa oo sheegay in Somaliland noqotay kililka 7-aad ee Ethiopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Sheekhul Beledka Hargeysa oo sheegay in Somaliland noqotay kililka 7-aad ee Ethiopia. Sheekh Adan Siiro wuxuu sheegay in Hargeysa ay qabsadeen Oromo iyadoo dhalinyaraddii Soomaaliyeed lagu dhex garaacaayo wadooyinka Magaaladda.
"Sida noo muuqato Hargeysa waxaa qabsaday Ethiopia,waxeey noqotay kililka 7-aad ee Ethiopia" ayuu yiri Adan Siiro oo sheegay in hub farabadan oo Ethiopia laga keenay si nabadda loo soo dhaafiyay dhamaan koontarooladda Maamulka Somaliland. Halkaan ka daawo khudbadii uu ka jeediyay Masjidka Hargeysa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Video Updates