Wararka

Daawo Cali Khaliif Galaydh oo hadal cad u sheegay Taageerayaashiisii khaatumo"Somaliland baan u soconayaa ee Dhulbahantow Tasho"

0 Visits: 11780 | Saturday August 06, 2016 - 01:49:09
Daawo Cali Khaliif Galaydh oo hadal cad u sheegay Taageerayaashiisii khaatumo"Somaliland baan u soconayaa ee Dhulbahantow Tasho"

Read More »

Daawo Nin Soomaliyeed oo Xaaskiisu ku gubtay Nairobi oo lagu sheegay inuu Dhintay, oo Xaaladiisa ka Warbixiyey.

0 Visits: 8906 | Friday August 05, 2016 - 18:05:50
Daahir Tuure Caddow oo ah Nin Soomaaliyeed ayaa maalin dhowayd ay Xaaskiisa ku gubtay magaalada Nairobi iyadoo ku shubtay Saliid Kulul, ayaa dadka qaar ay Baraha Bulshada ku baahiyeen inuu Geeriyooday.

Read More »

Daawo Maxaad kala socotaa Hantida lacageed Ee Ay Haystaan Maalqabeenada Carbeed Ee Dalalka Carabta.

0 Visits: 7488 | Thursday August 04, 2016 - 19:06:11
Daawo Maxaad kala socotaa Hantida lacageed Ee Ay Haystaan Maalqabeenada Carbeed Ee Dalalka Carabta.

Read More »

Daawo Xiisadii Berbera oo cirka isku shareertay Iyo Odayaasha Ciise muuse oo wacad ku Maray in ay shirkooda xukuumadda somaliland diiay ay qabsanayaan.

0 Visits: 7798 | Monday August 01, 2016 - 19:39:04
Daawo Xiisadii Berbera oo cirka isku shareertay Iyo Odayaasha Ciise muuse oo wacad ku Maray in ay shirkooda xukuumadda somaliland diiay ay qabsanayaan.

Read More »

Daawo Saxafiga Jamaal Osmaan oo sheegay in uu Todobaad walba fariin Emailo ah ka Helo Safaarada Itoobiya Ee Magalada London Fariimahaasi oo ka Dhan ah Qaranimada iyo Umadda Somaliyeed.

0 Visits: 1666 | Friday July 29, 2016 - 23:56:31
Daawo Saxafiga Jamaal Osmaan oo sheegay in uu Todobaad walba fariin Emailo ah ka Helo Safaarada Itoobiya Ee Magalada London Fariimahaasi oo ka Dhan ah Qaranimada iyo Umadda Somaliyeed.

Read More »

Daawo Been yaab leh oo warbaahinta Taageerta Xukuumadda silanyo ka sheegtay Gudoomiye Cirro oo sheegtay in Dad qaarkood bari hore dhinteen la shiray iyo jawaabta uu Cirro siiyey.

0 Visits: 6998 | Thursday July 28, 2016 - 14:48:24
Daawo Been yaab leh oo warbaahinta Taageerta Xukuumadda silanyo ka sheegtay Gudoomiye Cirro oo sheegtay in Dad qaarkood bari hore dhinteen la shiray iyo jawaabta uu Cirro siiyey.

Read More »

Daawo Fadeexada Khilaafkii UCID oo dib u Istaadhmay iyo Masuul UCID ka Tirsan oo Siro Badan kashifay oo cali Gurey Weeraray.

0 Visits: 7515 | Wednesday July 27, 2016 - 19:37:48
Daawo Fadeexada Khilaafkii UCID oo dib u Istaadhmay iyo Masuul UCID ka Tirsan oo Siro Badan kashifay oo cali Gurey Weeraray.

Read More »

Daawo Mudaharaadkii Xukuumadda silanyo looga soo horjeeday Ee ka Bilaabmay Sheekh iyo Berber oo Gaadhay Magalada Burco.

0 Visits: 8615 | Tuesday July 26, 2016 - 20:43:31
Daawo Mudaharaadkii Xukuumadda silanyo looga soo horjeeday Ee ka Bilaabmay Sheekh iyo Berber oo Gaadhay Magalada Burco.

Read More »

Daawo Axmed Naaji oo lagu yidhi Soomaali ma tihid oo ka ilmeeyay Cunsuriyad wayn oo lagula kacay oo afka furtay.

0 Visits: 1790 | Sunday July 24, 2016 - 20:58:59
Daawo Axmed Naaji oo lagu yidhi Soomaali ma tihid oo ka ilmeeyay Cunsuriyad wayn oo lagula kacay oo afka furtay.

Read More »

Daawo Dhakhaatiirtii iyo Shaqaalihii Cusbitaalka Deva Ee Magalada Muqdisho oo ka mudaharaaday Erigii Hay`adda Nile Ee Cusbitaalka.

0 Visits: 1766 | Saturday July 23, 2016 - 21:40:35
Daawo Dhakhaatiirtii iyo Shaqaalihii Cusbitaalka Deva Ee Magalada Muqdisho oo ka mudaharaaday Erigii Hay`adda Nile Ee Cusbitaalka.

Read More »

Daawo Maxaad kala socotaa Micnaha ku Duugan iyo meesha uu ka yimid Jeebka yar ee Surwaalka Jiinisku leeyahay(Xogta Dahsoon)

0 Visits: 13542 | Saturday July 23, 2016 - 00:26:19
Daawo Maxaad kala socotaa Micnaha ku Duugan iyo meesha uu ka yimid Jeebka yar ee Surwaalka Jiinisku leeyahay(Xogta Dahsoon)

Read More »

Daawo Xildhibaan Prof Dalxa oo si kulul uga horyimid saarista somalia ee Hay`adda Nile Turki ee xukuumaddu saartay iyo faa`iidada ay shacabka u lahayd.

0 Visits: 1777 | Friday July 22, 2016 - 22:36:30
Daawo Xildhibaan Prof Dalxa oo si kulul uga horyimid saarista somalia ee Hay`adda Nile Turki ee xukuumaddu saartay iyo faa`iidada ay shacabka u lahayd.

Read More »

Daawo Garoowe oo laga seexan iyo somaliland oo qarka u saaran in ay la wareegto

0 Visits: 11379 | Friday July 22, 2016 - 00:07:08
Daawo Garoowe oo laga seexan iyo somaliland oo qarka u saaran in ay la wareegto

Read More »

Daawo Fadeexada Odayaal qaatay Magtii Dadkii Jaamac Dubadd Iyo Gaashaamo lagu Xasuuqay oo Cabdi Ilay u Tagay Iyo Suldaan Cune oo siro badan kashifay.

0 Visits: 8681 | Wednesday July 20, 2016 - 19:39:15
Daawo Fadeexada Odayaal qaatay Magtii Dadkii Jaamac Dubadd oo cabdi ilay u tagay Iyo Gaashaamo lagu Xasuuqay Iyo Suldaan Cune oo siro badan kashifay.

Read More »

Weriye Fal dhaqan xumo oo uu sameeyay Hargeysa lagu xidhay oo Bari la maxkamadaynayo.

0 Visits: 14350 | Tuesday July 19, 2016 - 21:17:52
Magaalada Hargeysa , ciidamada boliiska ayaa maanta xabsiga u taxaabay gudoomiyihii wargeyska ka ka soo baxa magaalada hargeysa oo magaciisa lagu sheegay Muniir Axmed Cigaal .

Read More »

Daawo Haweenaydii Somaliyeed ee ugu horaysay oo Muqdisho kaga Dhawaaqday murashaxnimadeeda Madaxwaynaha somalia.

0 Visits: 8979 | Tuesday July 19, 2016 - 21:08:19
Daawo Haweenaydii Somaliyeed ee ugu horaysay oo Muqdisho kaga Dhawaaqday murashaxnimadeeda Madaxwaynaha somalia.

Read More »

Daawo Calaa calka Reer Puntland oo ka qayliyey jabkii ciidanka somaliland maanta gaadhsiiyeen.

0 Visits: 16747 | Monday July 18, 2016 - 19:56:02
Daawo Calaa calka Reer Puntland oo ka qayliyey jabkii ciidanka somaliland maanta gaadhsiiyeen.

Read More »

Wardegdega: Daawo shacabka Turkiga oo qabsaday Taangiyadii afgembiga fuliyay iyo Saraakiil ka mida oo Xabsiga loo taxaabay

0 Visits: 11361 | Saturday July 16, 2016 - 01:52:01
Somalilanders.com - shacabka Turkey ayaa qabsaday gacan ku heynta laba ka mida taangiyadii Istanbul afgembiyay iyadoo malaayiin qofna wadooyinka iskuugu soo baxeen.

Read More »

Daawo khudbadaha beentii Jigjiga - Wasiiradda Somaliland iyo Cabdi Ileey

0 Visits: 6588 | Friday July 15, 2016 - 18:50:52
Somalilanders.com , Inkastoo xabsiga laga sii daayey Wariye Mukhtar Nuux hadana waxaa Jigjiga ka dhacay bahdilaad tii ugu xumeeyd taas oo gaadhay in lagu qasbo Wariyahii lagu tacadiyay inuu mahadnaq u diro Madaxweynaha gacan ku dhiiglaha Jigjiga ee Cabdi Ileey.

Read More »

Daawo Live - Faransiiska oo dhimashadu gaartay 70 qof iyo boqolaal dhaawaca

0 Visits: 15895 | Friday July 15, 2016 - 01:55:10
Daawo Live - Reports of more than 60 dead, shots fired, local authorities calling it a terrorist attack Mass Terror Attack Using Truck in Nice, France - Dozens Dead Breaking news reports indicate a large truck plowed through pedestrians celebrating Bastille Day in the southern beach town, Nice. American…

Read More »

Video Updates