Wararka

Daawo Ciidanka RRU-da Ee la dagaalanka Argagixisada oo galay magalada Borama iyo waxa ka dhacay markii ay Hotelo iyo Guryo Galeen.

0 Visits: 9065 | Thursday June 16, 2016 - 23:35:57
Daawo Ciidanka RRU-da Ee la dagaalanka Argagixisada oo galay magalada Borama iyo waxa ka dhacay markii ay Hotelo iyo Guryo Galeen.

Read More »

Daawo Ciidamada Ethiopia Iyo Erteria Oo Dagaal Culusi Ku Dhexmarayo Soohdinta u Dhaxaysa ee ay ku muransanyihiin.

0 Visits: 10976 | Wednesday June 15, 2016 - 23:26:58
Daawo Ciidamada Ethiopia Iyo Erteria Oo Dagaal Culusi Ku Dhexmarayo Soohdinta u Dhaxaysa ee ay ku muransanyihiin.

Read More »

Daawo Waxa ku Dhacay Wasiirka Warfaafinta Itoobiya oo uu Sidii Cabdi Ilay Nin Oromo ah Hoteel Ugu Galay.

0 Visits: 19411 | Tuesday June 14, 2016 - 23:30:53
Daawo Waxa ku Dhacay Wasiirka Warfaafinta Itoobiya oo uu Sidii Cabdi Ilay Nin Oromo ah Hoteel Ugu Galay.

Read More »

Daawo Fadeexada Prof Samatar oo ku Biiray Xisbiga Muuse Biixi oo hadana diiday in uu calanka kulmiye qaato oo dhulka ku tuuray.

0 Visits: 16054 | Tuesday June 14, 2016 - 17:02:47
)Prof Samatar oo maanta xafladda ku biirista xisbiga kulmiye oo uu ku biiray loogu qabtay magalada Borama ee xarunta gobolka Awdal ayaa diiday in uu qaato ama dusha laga saaro calanka kulmiye.

Read More »

Daawo Garabyada Faysal cali waraabe iyo jamaal cali xuseen oo Isku Faro saaray Dacwada UCID ay isku soo hor fadhiisteen.

0 Visits: 12295 | Sunday June 12, 2016 - 23:02:32
Daawo Garabyada Faysal cali waraabe iyo jamaal cali xuseen oo Isku Faro saaray Dacwada UCID ay isku soo hor fadhiisteen.

Read More »

Daawo Murashaxa madaxwaynaha Maraykanka Donal Trump oo ku hanjabay hadii uu madaxwayne noqdo in uu somalida dunidda ka Tirtiri doono.

0 Visits: 15798 | Sunday June 12, 2016 - 01:28:29
Daawo Murashaxa madaxwaynaha Maraykanka Donal Trump oo ku hanjabay hadii uu madaxwayne noqdo in uu somalida dunidda ka Tirtiri doono.

Read More »

Daawo Dhakhatiirta Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa oo Irbad Khaldan Ku Muday Wiil Yar oo 12 Jir ah oo In Ka Badan 3 Bilood Koomo Ku Jira oo Noloshiisu Khatar ku jirto.

0 Visits: 1768 | Saturday June 11, 2016 - 00:27:28
Sacad Maxamed Cali waa wiil yar oo 12 jir ah oo ay dhaawac culus u gaysteen dhakhatiirta Cusbitaalka Guud ee Hargeysa Magaladda Hargeysa

Read More »

Daawo Askar maraykan ah oo ka maadsaday calanka dalka qadar iyo dawladda maraykanka oo raaligelin ka bixisay.

0 Visits: 1876 | Friday June 10, 2016 - 02:01:14
Daawo Askar maraykan ah oo ka maadsaday calanka dalka qadar iyo dawladda maraykanka oo raaligelin ka bixisay.

Read More »

Daawo Suuqa iibka Kelyaha Dadka Furan dalka Hindiya iyo Qiima lacagta uu Qofkii ku iibsado mid ka mid ah kelyihiisa.

0 Visits: 10202 | Thursday June 09, 2016 - 02:11:30
Daawo Suuqa iibka Kelyaha Dadka Furan dalka Hindiya iyo Qiima lacagta uu Qofkii ku iibsado mid ka mid ah kelyihiisa.

Read More »

War deg deg ah Ciidanka Liyuu Booliska oo markale xasuuq ka gaystay Deegaanka Gaashaamo iyo Dagaal Toos ah oo shacabka Isku Difaacayaan oo socda.

0 Visits: 17555 | Tuesday June 07, 2016 - 21:53:40
Warar laga helaayo dhulka Bariga Dhulka Somalida ee Itoobiya haysato ayaa sheegaya in ciidmadii Liyu Police-ka ahaa ee shalay xasuuqa arxan darada ah ka gaystay deeganka Jaamac Dubad ay hadana mar kale dad ku laayeen deegaanka xaashi Cagoole oo dhanka koonfur hawd kaga beegan degmada gaashaamo.

Read More »

Daawo Wasiir ka mid ah wasiiradda somaliland oo Dhex seexday shir uu Gudoominayay.

0 Visits: 16980 | Monday June 06, 2016 - 22:52:20
Wasiirka waxbarashada somaliland Cabdilahi Habane ayaa cameradu qabatay isaga oo dhex seexday shir uu gudoominayay oo uu la lahaa masuuliyiinta ka hawlgala wasaaradda waxbarashada somaliland.

Read More »

Daawo Waakuma Jaajuuska Itoobiya ee Soomaaliya u Dhex Joogaa,Muuqaalkan ka daawo.

0 Visits: 1713 | Monday June 06, 2016 - 20:06:22
Daawo Waakuma Jaajuuska Itoobiya ee Soomaaliya u Dhex Joogaa,Muuqaalkan ka daawo.

Read More »

Daawo Sidii Dilkii Weriye Sagal Salaad Cusmaan oo Muqdisho lagu Dilay u Dhacay.

0 Visits: 12729 | Sunday June 05, 2016 - 20:45:27
Rag hubeysan ayaa degmada Hodon ee magaalada Muqdisho Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo ka tirsaneyd shaqaalaha Radio Muqdisho. Wariye Sagal Salaad ayaa la sheegay in lagu dilay agagaarka Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Daawo Prof Samatar oo siwayn loogu ceebeeyay magalada Borama oo laga hor joogsaday jaamacadda camuud in uu Hees ka qaado iyo cadhada uu ka qaaday oo uu sheegay in aanu dib ugu noqonayn waligii Borama iyo Camuud.

1 Visits: 24887 | Friday June 03, 2016 - 02:21:46
prof Axmed Ismaciil Samatar oo booqasho ku tagay jaamacadda camuud ee magalada Borama ayaa bahdilaadii ugu wanayd ee uu abid jaamacad kala kulmo siduu sheegay kala kulmay jaamacada camuud oo uu khudbad ka jeedinayay.

Read More »

Daawo Ciidanka Jubaland oo dilay Ninkii ka Dambeeyay Weerarkii Jaamadda Gaarisa oo Kenya Dul dhigtay madaxiisa lacag dhan 20 Milyan .

0 Visits: 9245 | Wednesday June 01, 2016 - 22:42:42
Daawo Ciidanka Jubaland oo dilay Ninkii ka Dambeeyay Weerarkii Jaamadda Gaarisa oo Kenya Dul dhigtay madaxiisa lacag dhan 20 Milyan .

Read More »

Daawo Xukuumadda silanyo oo saxafadii ku qafiiftay Iyo Weriyeyaasha Hargeysa oo si kulul uga hadlay Xadhiga lagu hayo.

0 Visits: 1586 | Wednesday June 01, 2016 - 19:05:10
Daawo Xukuumadda silanyo oo saxafadii ku qafiiftay Iyo Weriyeyaasha Hargeysa oo si kulul uga hadlay Xadhiga lagu hayo.

Read More »

Daawo 61 Jir u Fadhiistay Imtaxaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee somalia.

0 Visits: 8730 | Tuesday May 31, 2016 - 22:30:02
Daawo 61 Jir u Fadhiistay Imtaxaanka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee somalia.

Read More »

Daawo Madaxwaynaha Turkiga oo Dalalka Muslimiinta uga Digay Daawooyinka Dhalmada kala Fogeeya Uguna Baaqay Badelkeeda in Dhasha iyo Taranka ay Badiyaan Muslimiintu.

0 Visits: 1585 | Tuesday May 31, 2016 - 20:19:50
Daawo Madaxwaynaha Turkiga oo Dalalka Muslimiinta uga Digay Daawooyinka Dhalmada kala Fogeeya Uguna Baaqay Badelkeeda in Dhasha iyo Taranka ay Badiyaan Muslimiintu.

Read More »

Daawo Barnaamij laga Diyaariyay Wiil Baalashle ah oo ku Nool Magalada Borama oo Noqday Ganacsade Taajir ah.

0 Visits: 14406 | Monday May 30, 2016 - 21:36:44
Daawo Barnaamij laga Diyaariyay Wiil Baalashle ah oo ku Nool Magalada Borama oo Noqday Ganacsade Taajir ah.

Read More »

Daawo Saxafiyiin Laga Dhex Afduubtay Magalada Hargeysa Iyo Halka Lagu Haysto.

0 Visits: 7187 | Monday May 30, 2016 - 00:08:48
Daawo Saxafiyiin Laga Dhex Afduubtay Magalada Hargeysa Iyo Ururka Suxufiyiinta oo si kulul uga Qayliyay.

Read More »

Video Updates