Wararka

Daawo sida Cabdi Iley u bahdilay Wasiiradii Somaliland oo sida arday la fariisiyay kuraas ?

3 Visits: 34174 | Friday July 15, 2016 - 01:18:48
Somalilanders.com - Inteeynu xumeeyn laheyn walaalaheena Koofurta bal daawo halkeeynu gaadhnay maanta ?

Read More »

Daawo Nin Shabab ka tirsan oo kenya Xidhay oo Intuu Askartii qori ka xoogay kadibna Xasuuqay.

0 Visits: 10828 | Thursday July 14, 2016 - 18:00:20
Nin la sheegay inuu ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo lagu hayey saldhig ku yaalla galbeedka dalka Kenya, ayaa Qori ka xoogay sarkaal booliis, islamarkaana dilay Shan sarkaal, ka hor inta uusan dhowr maxbuus afduuban.

Read More »

Daawo Xuseen Shire iyo Xaawo Kiin - heestii Har ii Jiid oo jaceyl dhaba isu bedeshay

0 Visits: 0 | Tuesday July 12, 2016 - 01:43:02
Daawo Xuseen Shire iyo Xaawo Kiin - heestii Har ii Jiid oo jaceyl dhaba isu bedeshay

Read More »

Daawo wiil uu dhalay Osama Binladen oo sheegay in uu maraykanka uga Aargudi doono dilkii ay Aabihiis u gaysteen.

0 Visits: 3543 | Monday July 11, 2016 - 22:33:35
Daawo wiil uu dhalay Osama Binladen oo sheegay in uu maraykanka uga Aargudi doono dilkii ay Aabihiis u gaysteen.

Read More »

Daawo Fanaanadda Nimco dareen iyo Musikiiste Furinle oo meherkoodii kadib soo wada qaaday hees Jaceyl isku dhuuqa ?

0 Visits: 32281 | Monday July 11, 2016 - 00:27:25
Somalilanders.com - Fanaanadda Nimco Dareen ayaa markii ugu horeeysay hees jaceyl soo dhaweeyna la soo qaaday ninka ay barteeda Facebook ku sheegtay iney guursatay ee Muusikiiste Axmed weli Furinle. Fanaanadda Nimco dareen ayaa bajkeeda la aqoonsan yahay ee lagu furay Baasaboorkeeda soo gelisay Fariin…

Read More »

Daawo Meherka Muusishanka Caanka ah Axmed Wali Furinle iyo Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen.

0 Visits: 35475 | Saturday July 09, 2016 - 22:55:00
Daawo Meherka Muusishanka Caanka ah Axmed Wali Furinle iyo Fanaanadda Caanka ah Nimco Dareen.

Read More »

Daawo Xaaska Axmed Wali Furinle Asma Love oo Raali gelin u dirtay fanaanada Hodan Cabdiraxmaan.Maxaa Dhexmaray?

0 Visits: 17726 | Friday July 08, 2016 - 22:55:09
Daawo Xaaska Axmed Wali Furinle Asma Love oo Raali gelin u dirtay fanaanada Hodan Cabdiraxmaan.Maxaa Dhexmaray?

Read More »

Daawo Ganacsade Ina Afdiinle oo Dagaalkii Gaashaamo Kadib qaadkiisi u Wareejiyay Kenya Iyo Xiisadda Laascaanood ka Taagan.

0 Visits: 2788 | Sunday July 03, 2016 - 00:07:12
Daawo Ganacsade Ina Afdiinle oo Dagaalkii Gaashaamo Kadib qaadkiisi u Wareejiyay Kenya Iyo Xiisadda Laascaanood ka Taagan.

Read More »

Daawo Shidaalka Nuclearka Oo Dunidda badankeeda gabaabsi ku ah oo laga Helay Dalka Tanzania Ee Bariga Afrika.

0 Visits: 1578 | Friday July 01, 2016 - 22:44:01
Daawo Shidaalka Nuclearka Oo Dunidda badankeeda gabaabsi ku ah oo laga Helay Dalka Tanzania Ee Bariga Afrika.

Read More »

U.S. Lists Al Qaeda Branch as Foreign Terror Organization

0 Visits: 2153 | Friday July 01, 2016 - 20:27:25
The U.S. on Thursday added a South Asian branch of al Qaeda to its list of foreign terror organizations, and placed sanctions on its leader.

Read More »

Somalia:Counter Terrorism Designations and Removals

0 Visits: 2345 | Friday July 01, 2016 - 20:23:21
The following deletions have been made to OFAC's SDN List: JIM'ALE, Ahmed Nur Ali (a.k.a. JIMALE, Ahmad Ali; a.k.a. JIM'ALE, Ahmad Nur Ali; a.k.a. JIMALE, Ahmed Ali; a.k.a. JIMALE, Shaykh Ahmed Nur; a.k.a. JIMALE, Sheikh Ahmed; a.k.a. JUMALE, Ahmed Ali; a.k.a. JUMALE, Ahmed Nur; a.k.a. JUMALI,…

Read More »

Daawo Xiisad ka Aloosan qaybo Hargeysa ka mid ah oo si kulul looga hadlay.

0 Visits: 1692 | Thursday June 30, 2016 - 21:54:28
Daawo Xiisad ka Aloosan qaybo Hargeysa ka mid ah oo si kulul looga hadlay.

Read More »

Daawo Xogta Dahsoon Warbixin Yaab leh Maxaad ka Taqaanaa Saddex Xagalka Barmuuda.

0 Visits: 2384 | Wednesday June 29, 2016 - 22:25:41
Daawo Xogta Dahsoon Warbixin Yaab leh Maxaad ka Taqaanaa Saddex Xagalka Barmuuda.

Read More »

Daawo Xogta Dahsoon Maxaad ka Taqaanaa Baabuurka Gaarka ah Ee Madaxwayne Obama oo lagu Magacaabo Gorgorka.

0 Visits: 10600 | Monday June 27, 2016 - 23:10:55
Daawo Xogta Dahsoon Maxaad ka Taqaanaa Baabuurka Gaarka ah Ee Madaxwayne Obama oo lagu Magacaabo Gorgorka.

Read More »

DAAWO Nabi Amaan Fanaanadda Qaali Ladan

0 Visits: 11229 | Monday June 27, 2016 - 18:24:22
Qasiido cusub

Read More »

Daawo Nin Cadaan ah oo Af somaliga ku Hadla Lana Baxay Magac Somali Cumar Warsame.

0 Visits: 9152 | Monday June 27, 2016 - 13:37:56
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal nin Cadaan ah oo hadda ku nool wadanka New Zealand oo Soomaaliga si sax ah ugu hadlaya isaga oo weliba la baxay Cumar Warsame. wuxuu sidookale ka waramayaa sida uu ku bartay afka iyo dhaqanka Soomaalida.

Read More »

Daawo HCTV Oo Guulaystay Shirkaddii RR Media Ee Hawada Ka Saartay oo Raali Gelin Bixisay Iyo Mag dhow.

0 Visits: 1772 | Sunday June 26, 2016 - 22:05:45
Daawo HCTV Oo Guulaystay Shirkaddii RR Media Ee Hawada Ka Saartay oo Raali Gelin Bixisay Iyo Mag dhow.

Read More »

Daawo Weriye HCTV Ka Tirsan oo Ka Xanaajiyey qaar ka mid ah wasiiradda silanyo oo Waydiiyey sababta ay Uga Aamusanyihiin Tv-gooda Hawada laga saaray iyo Weriyaha Itoobiya Afduubatay.

0 Visits: 1550 | Sunday June 26, 2016 - 04:16:36
Wasiiradda Arrimaha Gudaha Somaliland iyo warfaafinta ayaa markii ugu horaysay ay saxafaddu fursad ugu heshay in ay wax ka waydiiso arrimo xaasaasi ah oo ka dhex taagan somaliland Iyo Itoobiya.

Read More »

Daawo khasaaraha weerarka Hotel Naasahablood oo lagu weeraray Wafdi Masaariya.

1 Visits: 4225 | Saturday June 25, 2016 - 17:55:46
Daawo muuqaal laga soo duubay khasaaraha Hotel Naasahablood oo lagu weeraray Wafdi Masaariya oo dhex deganaay.

Read More »

Daawo Suxufiyiinta Gobolka Togdheer oo cod dheer ku cambaareeyay xadhiga weriyii La Afduubtay Ee Itoobiya ku Xidhan Iyo Xukuumadda somaliland oo afka ka xidhay.

0 Visits: 4506 | Friday June 24, 2016 - 22:37:34
Daawo Suxufiyiinta Gobolka Togdheer oo cod dheer ku cambaareeyay xadhiga weriyii La Afduubtay Ee Itoobiya ku Xidhan Iyo Xukuumadda somaliland oo afka ka xidhay.

Read More »

Video Updates