|
||||||
Daawo khudbad uu Ibliis ka jeedin doono Naarta iyo Suuratu Ibraahim sideey uga hadashay ?
Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa'idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka. Barnaamijkaan taxanaha ah ,waxaad ka baran doontaa Cilmi aad ku camil fali doontid.
Leave a comment |
|
Nagala soo xiriir: [email protected] |
Copyright © 2009 - 2025 Somalilanders.com All Rights Reserved. |
Daawo khudbad uu Ibliis ka jeedin doono Naarta iyo Suuratu Ibraahim sideey uga hadashay ?
Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa'idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada