Wararka

Sarkaal Ka Tirsan KULMIYE Caana ka Ahaa madaxtooyada Somaliland oo Muqdisho iska dhiibay

0 Visits: 10186 | Friday April 29, 2016 - 21:00:22
Gudoomiyihii qaban qaabada ee shirweynahii xisbiga Kulmiye ee dhawaan Hargysa ka qabsoomay laguna soo doortay

Read More »

Daawo Somaliland oo Afti Dadwayne ka qaadaysa Saddex Gobol Midkay Rabaan Somaliland Iyo Somalia.

0 Visits: 1990 | Friday April 29, 2016 - 02:22:01
Daawo Somaliland oo Afti Dadwayne ka qaadaysa Saddex Gobol Midkay Rabaan Somaliland Iyo Somalia.

Read More »

Daawo Wasiiro iyo Xildhibaano laga helay boorsooyinkooda hub iyo walxaha qarxa

0 Visits: 19937 | Wednesday April 27, 2016 - 19:31:19
Wasiiro ka tirsan Xukumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay qirtay iney qaar ka mida Masuuliyiinta Xukumadooda yihiin argagixiso lana shaqeeyaan.

Read More »

Daawo Fanaaniinta Qeyladhaan oo hees ku garaacay maamul goboleedyadda iyo Siyaasiyiinta Somalida

0 Visits: 6131 | Wednesday April 27, 2016 - 15:36:28
Fanaaniinta kooxda Qeyladhaan ayaa soo saaray hees tiiraanyo iyo calool xumo badan iyagoo uga hadlay sababta dhalinyaradda Soomaaliyeed u haligayaan naftooda.

Read More »

Daawo Jamaal Cali Xuseen oo Dhiigkar Ka qaaday siyaasadii UCID Ee Jahwareersanayd oo Si Xun u Xanaaqay oo Hadal Ka Dhacay.

0 Visits: 6102 | Tuesday April 26, 2016 - 03:51:56
Daawo Jamaal Cali Xuseen oo Dhiigkar Ka qaaday siyaasadii UCID Ee Jahwareersanayd oo Si Xun u Xanaaqay oo Hadal Ka Dhacay.

Read More »

Daawo Kenya oo Arrin yaab leh kala shirtay Beel somaliyeed iyo Waji gabaxa ka Raacay Xukuumadda Muqdisho.

0 Visits: 1671 | Tuesday April 26, 2016 - 03:46:59
Kulan u dhaxeeya Dowlada kenya iyo beesha mareexaan ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya, waxaana Shirkan kasoo dhex muuqday siyaasiyiin caan ah oo ay ka mid yihiin Raysal wasaareyaal hore RW. Cabdiwali SHeekh Axmed iyo RW Cabdi faarax Shirdoon (SAACID) iyo Ugaaska Beesha Mareexaan.

Read More »

Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka puntland oo lagu Bahdilay Garoowe oo lagu Tilmaamay Beenaale wayn.

0 Visits: 1502 | Monday April 25, 2016 - 01:51:24
Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Garowe Camay ayaa Lagu Bahdilay Xarunta Golaha Wakiilada ee Magaalada Garowe

Read More »

Daawo dhalinyaradda Somaliland oo bilaabay Kacdoon ka dhana kuwa Ku Shaqaysta magacooda ee dhalinyarada tahriibka ku Kalifay?

0 Visits: 12583 | Saturday April 23, 2016 - 17:42:42
Daawo dhalinyarada Somaliland oo bilaabay Kacdoon ka dhana kuwa Ku Shaqaysta magaca Dhalinyarada Somaliland ee Tahriibka Ku Kalifay. Dhalinyaradda Reer Hargeysa waxeey maanta ku dhawaaqayeen Sonyo ha dhacdo. Sida muuqata waxaa xoogeeystay Naadigga badbaadinta ummadda Soomaaliyeed ee marka la soo gaabiyo…

Read More »

Daawo Baabuur qaraxyo lagu soo xidhay oo khasare badan gaysan lahaa oo muqdisho Lagu Qabtay.

0 Visits: 1609 | Saturday April 23, 2016 - 00:01:14
Daawo Baabuur qaraxyo lagu soo xidhay oo khasare badan gaysan lahaa oo muqdisho Lagu Qabtay.

Read More »

Xog Sir. Somaliland Oo Ogolaaday Qorshaha Saami-qaybsiga 4.5 Ee Doorashadda Baarlamaanka Somaaliya

0 Visits: 6534 | Friday April 22, 2016 - 14:12:01
Warar iyo xoggo dheeraad ah oo Somalilanders Iyo waagacusub.com ka

Read More »

Masar Iyo Turiga Oo Berbera Isku Haysta, Taliyaha Sirdoonka Somaliland Oo Masar Looga Yeedhay AKHRI SIR-Culus

0 Visits: 5993 | Friday April 22, 2016 - 13:32:25
Labada dawladood ee Masar iyo Turkiga ayaa waxa ka dhex-dilaacay dagaal qabow oo ugu tartamayaan gacan-ku-haynta saldhig

Read More »

Radio Somalilanders Dhegayso Garguurte Oo Markale Isu Sharaxaya Dhiig Miirshada Shacbiga Somaaliyeed

0 Visits: 1512 | Friday April 22, 2016 - 02:54:25
Hargeysa(SL)Radio Somalilanders Dhegayso Garguurte Oo Markale Isu Sharaxaya Dhiig Miirshada Shacbiga Somaaliyeed

Read More »

Daawo Gabadh Somaliyeed oo Nin Suuriyaan ah Guursaday oo Ka Cabanaysa Cunsuriyayn

0 Visits: 7415 | Friday April 22, 2016 - 00:24:40
Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo naciima oo uu guursaday nin Siiriyaan ah oo qaxooti markeedi hore ku ahayd wadanka Siiriya ayaa hadeer ninkeedu mar kale noqday qaxooti ,

Read More »

Daawo Somaliland oo aqbashay maamul Goboleedka Somalia oo Dhaqaalaha Dibedda laga Helo la qaybsanaysa.

0 Visits: 1760 | Friday April 22, 2016 - 00:16:54
Daawo Somaliland oo aqbashay maamul Goboleedka Somalia oo Dhaqaalaha Dibedda laga Helo la qaybsanaysa.

Read More »

Daawo Itoobiyaankii Juudaanka qabay oo Ilmo Kale ku Cunay Togdheer.

0 Visits: 5758 | Thursday April 21, 2016 - 01:20:30
wararka laga helaayo gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Wiil yar oo 11 Jir ah ayaa lagu cunay Degmada Balidhiig oo ka tirsan gobolka Togdheer.

Read More »

Daawo Mujaahid cali Gurey oo Nacdalay Faysal cali Waraabe"Nacalaa Abaaal laawe ku yaal,waa bilaa diin faysal cali waraabe..."

0 Visits: 10440 | Wednesday April 20, 2016 - 04:00:12
Daawo Mujaahid cali Gurey oo Nacdalay Faysal cali Waraabe"Nacalaa Abaaal laawe ku yaal,waa bilaa diin faysal cali waraabe..."

Read More »

Muuqaal naxdin leh oo ay iska soo duubeen dhalintii doontu la degtay

0 Visits: 1533 | Wednesday April 20, 2016 - 03:31:19
Muuqaal naxdin leh oo ay iska soo duubeen dhalintii doontu la degtay

Read More »

Xidhiidh Intee Le'eg Ayaa Ka Dhexeeya Shirkadda TELESOM Iyo Calaamada ILLUMINATI

0 Visits: 9155 | Friday April 15, 2016 - 03:20:35
Shirkada Telesom oo la Asaasay Sanadki 2001 Ayaa Baadhis Qoto dheer waxa la ogaaday inay ka mid tahay Shirkadaha Somalida Ledahay kuwooda Ku Shaqeeya Illuminati System.

Read More »

Daawo Sir culus Sheekhul beledka Hargeysa oo sheegay in Somaliland noqotay kililka 7-aad ee Ethiopia ?

0 Visits: 11851 | Wednesday April 13, 2016 - 13:03:34
Daawo Sheekhul Beledka Hargeysa oo sheegay in Somaliland noqotay kililka 7-aad ee Ethiopia.

Read More »

Daawo Full Video Prof Samatar oo ceebeeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Somaliland"Hogaan ma jiro waana eber Land"

0 Visits: 12378 | Monday April 11, 2016 - 07:31:42
Somalilanders.com - Prof Ahmed Ismail Samatar ayaa markii ugu horeeysay si yasmo ka muuqata u sheegay inuusan aqbalin xubintii loo magacaabay ee ka mid ahaanshaha gudigga raadinta aqoonsigga Somaliland.

Read More »

Video Updates