Wararka

Daawo Nin Cadaan ah oo Af somaliga ku Hadla Lana Baxay Magac Somali Cumar Warsame.

0 Visits: 9272 | Monday June 27, 2016 - 13:37:56
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal nin Cadaan ah oo hadda ku nool wadanka New Zealand oo Soomaaliga si sax ah ugu hadlaya isaga oo weliba la baxay Cumar Warsame. wuxuu sidookale ka waramayaa sida uu ku bartay afka iyo dhaqanka Soomaalida.

Read More »

Daawo HCTV Oo Guulaystay Shirkaddii RR Media Ee Hawada Ka Saartay oo Raali Gelin Bixisay Iyo Mag dhow.

0 Visits: 1885 | Sunday June 26, 2016 - 22:05:45
Daawo HCTV Oo Guulaystay Shirkaddii RR Media Ee Hawada Ka Saartay oo Raali Gelin Bixisay Iyo Mag dhow.

Read More »

Daawo Weriye HCTV Ka Tirsan oo Ka Xanaajiyey qaar ka mid ah wasiiradda silanyo oo Waydiiyey sababta ay Uga Aamusanyihiin Tv-gooda Hawada laga saaray iyo Weriyaha Itoobiya Afduubatay.

0 Visits: 1662 | Sunday June 26, 2016 - 04:16:36
Wasiiradda Arrimaha Gudaha Somaliland iyo warfaafinta ayaa markii ugu horaysay ay saxafaddu fursad ugu heshay in ay wax ka waydiiso arrimo xaasaasi ah oo ka dhex taagan somaliland Iyo Itoobiya.

Read More »

Daawo khasaaraha weerarka Hotel Naasahablood oo lagu weeraray Wafdi Masaariya.

1 Visits: 4362 | Saturday June 25, 2016 - 17:55:46
Daawo muuqaal laga soo duubay khasaaraha Hotel Naasahablood oo lagu weeraray Wafdi Masaariya oo dhex deganaay.

Read More »

Daawo Suxufiyiinta Gobolka Togdheer oo cod dheer ku cambaareeyay xadhiga weriyii La Afduubtay Ee Itoobiya ku Xidhan Iyo Xukuumadda somaliland oo afka ka xidhay.

0 Visits: 4640 | Friday June 24, 2016 - 22:37:34
Daawo Suxufiyiinta Gobolka Togdheer oo cod dheer ku cambaareeyay xadhiga weriyii La Afduubtay Ee Itoobiya ku Xidhan Iyo Xukuumadda somaliland oo afka ka xidhay.

Read More »

Daawo Gudoomiye Ramaax oo si Kulul uga Soo Jawaabay Warkii Been abuurka ahaa ee Laga Baahiyey"Ninkaasi Heello waa Dayuus Hooyadii,walaashii iyo Xaaskiisa Kireeya.."

0 Visits: 15090 | Friday June 24, 2016 - 00:34:34
Daawo Gudoomiye Ramaax oo si Kulul uga Soo Jawaabay Warkii Been abuurka ahaa ee Laga Baahiyey"Ninkaasi Heello waa Dayuus Hooyadii,walaashii iyo Xaaskiisa Kireeya.."

Read More »

Daawo hogaamiyaha Mucaaradka hubeeysan ee Puntland oo dhoolatus Melleteri ka sameeyay goboladda Barri ?

0 Visits: 24938 | Thursday June 23, 2016 - 23:07:35
Gudoomiyihii Gobolka Bari iyo Ciidankiisa oo Dhoolatus Balaadhan dhigay iyo Taageerada ay Haystaan.

Read More »

''Somaliland Waa Maamul Goboleed ka mida Somaliya ee Ma nihin Dawlad..'' Masuul ka tirsan Xukumadda SIILAANYO

0 Visits: 6277 | Thursday June 23, 2016 - 19:45:18
Hargeysa(Somalilanders) ''Somaliland Waa Maamul Goboleed ka mida Somaliya ee Ma nihin Dawlad Waa run Waxa Killilka Shanaad Innagu Sheegeen……Badhasaabka Gobolka Awdal Ramaax.

Read More »

Daawo Gabdho uu kufsaday Madaxweyne Cabdi Ileey oo ilmo ka daadatay iyo calool xumada siduu ula qoysaskoodii Ogaadeen u laayay ?

0 Visits: 40068 | Wednesday June 22, 2016 - 23:10:45
Somalilanders.com - Haddii aad leedahay damqasho bini-aadamnimo ama Damiir Somalinimo fadlan daawo oo faafi muuqaalkaan calool xumadda badan.

Read More »

Daawo Haweenay Askariyad ah oo Madaxtooyadda Somaliland Madaxwayne Silanyo Dacwad Ugu Tagtay oo lagu Ydihi"Madaxwayne Silanyo Wuu Hurdaa oo Geeridii Nabadiga ma Oga,ee Iska Tag.............."

0 Visits: 10799 | Wednesday June 22, 2016 - 20:09:01
Daawo Haweenay Askariyad ah oo Madaxtooyadda Somaliland Madaxwayne Silanyo Dacwad Ugu Tagtay oo lagu Ydihi"Madaxwayne Silanyo Wuu Hurdaa oo Geeridii Nabadiga ma Oga,ee Iska Tag.............."

Read More »

Daawo Dadka Midabka Cad leh oo Albinooska oo shirwayne Isugu Yimid iyo waxay ka Shirayaan.

0 Visits: 2827 | Tuesday June 21, 2016 - 22:18:14
Daawo Dadka Midabka Cad leh oo Albinooska oo shirwayne Isugu Yimid iyo waxay ka Shirayaan.

Read More »

Xog yaab badan - Mohamed Osman Al-thani Safiirka Imaaradku ma safiir baa mise?

0 Visits: 9890 | Tuesday June 21, 2016 - 20:42:41
Warbixin Faah faahsan oo ku saabsan Safaarada Imaaratka Carabta ee Somalia Iyo Safiirkeeda Mohamed Osman Al-thani.

Read More »

Wardegdega:- Wasiir Maareeye oo Xabsiga u taxaabay Tifaftiraha Radio Muqdisho ?

0 Visits: 2958 | Tuesday June 21, 2016 - 20:14:39
Somalilanders.com - Wasiirka Warfaafinta Dowladda Somalia Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye ayaa goor dhaweeyd Xabsiga u taxaabay Tifaftiraha Radio Muqdisho Mustaf Warcadeeye .

Read More »

SirCulus - Akhri Warqadda lagu dacweeyay Horncable Tv iyo Wasiirka saxiixay ?

0 Visits: 17238 | Tuesday June 21, 2016 - 17:20:30
Somalilanders.com - Warbaahinta Somalilanders ayaa heshay warqaddii lagu dacweeyay,hawaddana looga saaray Horncable Tv taas oo ka dhigan la yaab iyo waxaan dunidda horey looga maqlin.

Read More »

Daawo Barnaamijkii Xaasaasiga ahaa Ee Itoobiya ka Cadhootay Ee Sababtay in Hawada laga Saaro Telefishanka Caalamiga ah Ee Horn Cable Tv.

0 Visits: 20436 | Monday June 20, 2016 - 20:01:03
Telefishinka Horn Cable ee ayaa maalintii saddexaad ka maqan Satelite-ka Thaicom 5 oo ah Satelite ay ka soo galaan dhamaan Telefishinada ku hadla Afka Soomaaliga, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaabka hawada looga saaray. Telefishinka Horn Cable ayaa hada gudaha Hargeysa laga daawanayaa, waxaana…

Read More »

Daawo Warbixin Yaab leh:Saabuun Soo Celinaysa Bikranimada Dumarka oo la soo saaray.

0 Visits: 23859 | Sunday June 19, 2016 - 22:27:31
Daawo Warbixin Yaab leh:Saabuun Soo Celinaysa Bikranimada Dumarka oo la soo saaray.

Read More »

Daawo Kalsan TV oo dhulka ku jiiday Kaligii taliyaha Jibouti oo ah 86 sano jir

0 Visits: 3022 | Sunday June 19, 2016 - 18:19:58
Somalilanders.com - Daawo Telefishinka Kalsan oo markii ugu horeeysay ku dhiiraday inuu qabto dood ku saabsan kaligii taliyaha Jibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo laga quustay inuu xukunka si nabadda uga dego.

Read More »

Daawo khudbad uu Ibliis ka jeedin doono Naarta iyo Suuratu Ibraahim sideey uga hadashay ?

0 Visits: 2503 | Sunday June 19, 2016 - 13:43:47
Qisooyinka uu Quraanku ka sheekeeyay waxa ka mida kudbada uu Ibliis (Shaydaan) naarta dhexdeeda u jeedin doono dadkii aduunka raacay. Khudabadaas Ibliis iyo duruusta laga faa'idaysan karo ayuu ku saabsan yahay barmaamijka 14 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka.

Read More »

Daawo kooxda Al shabab oo ka qaylisay dilkii laga dilay Dulyadayn iyo qiimaha uu ugu fadhiyay iyaga.

0 Visits: 12649 | Saturday June 18, 2016 - 22:20:36
Daawo kooxda Al shabab oo ka qaylisay dilkii laga dilay Dulyadayn iyo qiimaha uu ugu fadhiyay iyaga.

Read More »

Daawo yaabka aduunka sidee looga tukadaa salaada Taraawiixda Ramadaanka dalka Malaysia.

0 Visits: 3781 | Friday June 17, 2016 - 19:45:54
Daawo yaabka aduunka sidee looga tukadaa salaada Taraawiixda Ramadaanka dalka Malaysia.

Read More »

Video Updates