|
||||||
WararkaMAXA KAlILFAY ISTIQAALADA MUJ BOOBE ? - XIRSI & BOOBE XERO MA WADA QAADI KARTMuj Boobe shakhsian isuma naqaano, laakinse waxa naga dhAxeeyay xidhiidh Emailada ah, oo ku saabsan waayaha iyo siyaasada Somaliland.Sirdoonka reer Galbeedka oo xaqiijiyay in Dekadda Macmalka ee Berbera ay argagixisada rabtay iney hub kala degaan"Wasiir Xersi oo ka shaqeeyay"Somalilanders.com - Wargeyska afka dheer ee Indian Ocean News Letter ayaa kashifay sir culus oo la xiriirta qorshe argagixisadda Somaliland rabtay iney dekad macmila ku sameeystaan degaanka gobolka Saaxil gaar ahaan Magaaladda xadaaradda ee Berbera.Topnews:-Muse Biixi iyo Ganacsadaha Mucaaradka Jibouti oo wada hadal u furmayHargeysa()-Guddoomiyaha Xisbul xaakimka KULMIYE Muuse Cabdi ,ayaa la sheegay inuu habeenkii xalay ahaa xidhiidh la sameeyey ganacsadaha reer Jabuutu ee lagu magacaabo C/raxmaan Boorre,kaas oo la sheegay inuu ahaa mid khadka Telefoonka ah oo qaatay muddo saacad ku siman,waxaana wararka laga helayaa illo…Daawo Caaqilka Habarjeclo oo ku hanjabay iney 28 saac kadib xoog kula wareegi doonaan BerberaDaawo Caaqilka Beesha Habarjeclo oo ku hanjabay iney xoog kula wareegi doonaan Magaaladda Berbera haddii aan degdeg loo siin laba baabuur oo cusub.Ninkii qarxiyay Daallo oo Hargeysa isagoo jooga Baasaboorka Somalia ku goostay Online ?Baaris madaxbanaan oo Warbaahinta Waagacusub iyo Khubaro Mareykan ah ku sameeyeen qaraxii lala beegsaday Daallo Airlines ayaa shaaca ka qaaday ninka qaraxa geeystay halkii laga soo diray,halkii uu baasaboorka uu watay ka goostay,halka looga soo jaray Ticket-ka uu watay,dalalkii ugu qornaa inuu booqdo,cidda…Nin Sedex Jeer ku Guuldaraystay Imtixaan (Exam) Sodon Jeerna Shaqo loo Diiday Kadibna Noqday Maal Qabeen Balaayiin Dolar HeystaMr Jack Ma waa nin Hantiile ah oo heysta lacag Bilaayiin dolar ah, dalka shiinahana u dhashey waana 51 jir, waxuuna ka mid yahay dadka ku guuleystay dhinaca hal abuurka ganacsiga ama (Entrepreneurship) Wuxuu leeyahay mamulena ka yahay shirkad la yiraahdo "Alibaba Group Holding Limited". Oo ah…The Nexus between Somaliland and Al-ShabaabIn 2012, Somaliland police detained and released al-Shabaab Emir Ahmed Godane, al-Shabaab external operation leader Abdulkadir Mohamed Abdulkadir (Ikrima) and operative Ismail Muse, reportedly now head of al-Shabaab Mogadishu operations, who is one of the highest ranking in the movement below al-Shabaab…Daawo Odayaasha Beesha Habarjeclo oo Gadabuursi hanjabaad iyo digniin isugu derayDaawo Odayaasha Habarjeclo oo maradda ka dhacdayMaxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?Su'aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su'aal jirta oo dood weyn dhex dhigtay ku-xeeldheerayaasha cilmiyada bulshada, dhaqaalaha, iyo siyaasadda. Waana su'aal ay ila noqotay inaan maanta idin soo hordhigo, si aynu u wadaagno aqoon- isweydaarsi ku saabsan aafada…Sir Culus:Somali u shaqeeya Sirdoonka Norway oo lacago sharci daraa ka gudbiyo garoonka Emirate-ka – Sawirkiisa ?Kacaan.com -Ganacsatadda Somalida ee Emirate-ka Carabta iyo Kenya ayaa ka cabanaya nin ay magaciisa ku sheegeen Korneyl Musab Abdullahi oo la rumeeysan yahay inuu ka tirsan Hay'adda Sirdoonka Norway ee loo yaqaan NIS.Wasiir Maareeye oo fudeedkii Habarjecladda ka bilaabay Xamar "Habarjeclooy Muse waa kaa"Somalilanders.com - Nin u dhashay beesha Reer Yoonis Habarjeclo oo mudo dheer ku jiray xeryaha Qaxootiga Kenya ayaa dhawaan Dowladda Muqdisho ka noqday Wasiirka Warfaafinta iyo Dalxiis laakiin ninkaasi wuxuu durtaba bilabay hab dhaqankii iyo waalidii Habarjecladda lagu yaqiin ee maahmaahda "HABARJECLOOY…COL. MUUSE BIIXI OO BURCO KU GALAY TUBTII 'BABRAK KARMAAL "Warbixin yaab badan oo Dr's Hoodo Yusuf ka qortay Korneyl Muse Biixi safarkiisii Burco.Daawo Afhayeenka Wadani oo si adag ugu jawaabay Muse BiixiSomalilanders.com - Afhayeenka Xisbiga Wadani Ibrahim Mahdi Buubaa ayaa si adag ugu jawaabay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mr Muse biixi.Daawo Feysal Cali Waraabe"Habarjeclo haka kaceen kuraasta- Isaaqbaa afka u dhigtay Somaliland"Daawo Feysal Cali Waraabe oo afka furtaySafarkii Marwada: Qoor-gelintii Burco + Caraabadii Berbera + Garnaqsigii Saxaafadda Iyo Guurihii Hargeysa"..Aniga ayaa is idhi Ilahay Gacanta, waxa uu kusoo geshay meel aad ula ciil qabtay inaad Erey ka Tidhaahdo.."Xukumadda Oo Dad u Xidh-xidhay Nin Sirdoonka Itoobiya Ah Oo Hargeysa Lagu DilayWasiir ku xigeenka amniga Maxamed Muuse Diiriye oo wax laga waydiiyey nin ka tirsan ciidamada Itoobiya oo dhowaan la sheegay in Hargeysa lagu dilay, waxana uu sheegay in Dilkaasi uu jiro, isla markaana baadhitaano kala duwan lagu hayo.Dawladda Garguurte Oo Dhagarqabe MOORGANKII Isaaqa Xasuuqay Xil Culus Umagacaabaysa Iyo Qorshaha XalweysteWarar lagu Kalson yahay Ayaa Sheegaya In general maxamed Xirsi Moorgan Loo magacabay Lataliyaha Dhanka Militeriga Raysal wasaaraha SoomaaliyaShoofeerka Cusub ee Qasriga Sheikh Osama oo Kala Garan-waayey Siyaasadda Xukuumadda iyo Tan Kulmiyaha AskartaWasiirka cusub ee Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horreysay tan iyo markii uu salka dhigay kursigii uu hankiisa ka doorbiday Md. Xirsi wasiirkii hore ee madaxtooyadda,Somaliland: Komishanka Oo Sheegay Inay Heleen Qaadhaankii Beesha Caalamku Ugu Talo Gashay DoorashooyinkaGudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Cabdiqaadir Imaan ayaa shaaca ka qaaday in la xalliyey caqabadaha dhaqaale ee ku gudbana in la qabtoo hawlaha ay u dabranay horusocodka hawlaha Doorashooyinka."Xabiib Burqiiba Intaas oo Sano ayuu Xukunka sii Fadhiyey Isagoon Caqli Lahayn, laakiin Madaxwaynaha waan ku Hambalyeynayaa hadduu gartay inaanu sii wadi kareyn". Muj Xasan GuureGuddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa is-barbar-dhigay Madaxweyne Axmed-Siilaanyo |
|
Nagala soo xiriir: [email protected] |
Copyright © 2009 - 2024 Somalilanders.com All Rights Reserved. |